Saturday, January 28, 2012
   
Text Size
KISMAAYO - The Dubai of the Horn

Kismaayo City's Information Portal (KCIP) is your single entry to all that's happening in the beautiful city of Kismaayo, the Dubai of the Horn. Kismaayo City is the third  largest city of Somalia, the capital of the Lower Juba region (or province) and the business capital of the Azania state of Somalia.

KCIP will promote the city of Kismaayo through out the world and particularly to its diaspora community members to invest and to visit the city.

 

 

Kismaayo City's Information Portal

Beesha Leelkase oo ku eedeysay Al-shabaab dilkii Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan

Bayaan aay soo saartay beesha Leelkase ayeey ku eedeysay in aay Alshabaab ka dambeeysay dilkii naxdinta lahaa ee loo geeystay Dr Sh Axmed Xaji Cabdiraxman. Dr Axmed ayaa ladilay maalin Isniin ah isagoo sooman, salaada Subaxna Masjidka kasoo baxay. Dr Axmed ayaa soomanaa soonka 10ka Cashura iyo maalinta Isniinta ah oo uu caadi saumi jiray. Shacabka Soomaliyeed ayaa ka naxay dilkan loo geeystay caalimkan diinta Islaamka heersare ka gaaray oo cimrigiisa badi ku qaatay barashada diinta, fidinta wadada suuban iyo barida diinta islaamka ee naxariista badan. Bayaankii oo kaamil ah, ka akhriso hoos.

 

Sawiradii Shirkii Asaaniya ee London 24.12.2011

 

Madaxweeyne Prof Gandi oo kaga qeeyb galay shirka Khadka Telefoonka

 Madaxweynaha Maamul goboleedka Azaaniya Prof Maxmaed Xaaji Cabdi  Gaandi ayaa  khadka  kaga qeeyb galay shirkii doraad ka dhacay magaalada London oo ay soo qabanqaabiyeeyn Qurba-joogta Azaaniya. Madaxweynaha  ayaa aad ugu dheeraadey xaalada guud ee maamulka Azaaniya kana codsadey Qurbajoogta in aay sii laba laabaan dadaalada ay ugu jiraan ladagaalanka cadawga iyo sidii deegaanka nidaam iyo kala danbeeyn loogu soo celin lahaa. Prof Gaandi  ayaa sheegey in maamulkan uu ka soo gudbay caqabado fara badan mardhowna umada deegaanadan u nasab sheegta arki doonaan waxyaabo  badan oo ay ku farxaan.

 

Ogeysiis: Shirkii Qurba-Joogta Azaaniya oo London ka dhacaya

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa umadda soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan soomaalida Azaaniya in ey ka soo qeyb galaan shirweynihii sadexaad ee Golaha qurba joogta Jubbooyinka iyo Gedo/ AZAANIA. Shirka waxaa kasoo qeeyb galidoona siyaasiyiin, waxgarad, aqoonyahano, ururada bulshada iyo masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka Azaania.

 

Sh. Shible oo tooshka duldhigey Sh. Takar codsina udiraya

  Mar Kale iyo Codsigii Sh. Xassan Takar

Waxaan dhagaystay kalimad kooban oo uu sh. Xassan Takar kaga jawaabay axaadiith-tii aan ka codsaday inuu meel ku sheego.Waxaan dhamaan u xaqiijinayaa akhristayaasha qoraaladan qodobada soo socda:

1) Sh. Xassan Maxamuud Takar maanu inkirin in axaadiith-taas uu ku sheegay muxaadaradiisa, mana filayo in taasi dhici karto oo waxaa la hayaa muxaadaradii lafteeda.

2) Sh. Xasan Takar kitaabta uu sheegay inta wax galka ah ee riwaayaad-ka iyo axaadiith-ta warisa waan wada hayaa, waxaana ka raadiyay ayaga iyo kitaabta kaleba mudo ku dhaw 10 sano.

 

 3) Waxaa dhamaan sh. Xassan iyo inta kaleba u xaqiijinayaa in axaadiith-taas aan waydiiyay aanay ku jirin kitaabta soo socota oo uu sheegay inuu kasoo diyaariyay muxaadaradaas:

 

Page 1 of 7

FALANQEYNTA DHACDOOYINKA

Banaanbax Taageerada Dowlada Kenya MN

Dr Abdiweli M. Ali

Dr Abdiweli M Ali


 

 Prof. Mohamed Abdi Gandi


Todays Poll

What should Alshabaab do now?

Readers Comments

Login Form