Main Menu
Somali Links
Radio Links
Who's Online
2 user(s) are online (1 user(s) are browsing News)

Members: 0
Guests: 2

more...

(1) 2 3 4 ... 18 »
Wararka Dalka : 1da luuliyo Waa Tee??!!!!, 48 sanno kadib oo aan talyaani iyo ingiriis xornimo ka qaadanay, maantane aan xabashi gumeysi ugu jirno, dabaaldegyada dhacaya dantee laga leeyahay?
Posted by Webmaster on 2008/7/1 0:27:08 (20 reads)

Kismaayonews.com:Gogoldhig Waxaan marka hore ugu hambaleyeynaa dhammaan ummada Soomaaliyed munaasibadan qaaliga
ah ee 1da Luuliyo. Waxaan leeyahay farxad ku ciida isla markaana dib ha loo eego taxanaha taariikhda gobanimadoonka Soomaaliyeed.

Read More... | 13298 bytes more | Comments?
Wararka Ogaden : Halgamaa xusid mudan
Posted by Webmaster on 2008/7/1 0:13:26 (12 reads)

Marka Ugu Horaysa waxaan U tacsiyadaynayaa, Umada Reer S/Galbeed {Ogadenia} Geeridii Ku Timid Sheekheenii Sh. Ibraahin Aaabihii Halgankeena

Read More... | 10834 bytes more | Comments?
Wararka Caalamka : Bangi cusub oo Islaami ah oo laga furay Kenya
Posted by Webmaster on 2008/6/15 19:30:00 (120 reads)

Kati Isse
BBC London

Magaalada Nairobi ee waddanka Kenya ayaa xaflad balaaran oo dhawaan lagu qabtay hotelka weyn ee Hilton, waxaa shaaca looga qaaday furitaanka Bangi Islaami oo cusub.

Read More... | 1479 bytes more | Comments?
Wararka Dalka : Channel 4 Despatches program: Warlords Next Door
Posted by Webmaster on 2008/5/28 3:20:00 (354 reads)

Friday, May 23, 2008 - In Warlords Next Door, Dispatches reveals how key politicians at the heart of the vicious fighting in Somalia - described as the world's worst humanitarian crisis - enjoy incredibly close links to Britain.

Read More... | 904 bytes more | 1 comment
Wararka Jubooyinka : Dharbaaxada Jilib ay Maxaakiimtu ku qabsadeen, yaa ku quusqaadanaya, Xaggeese ku xigi karta!
Posted by Webmaster on 2008/5/18 13:15:15 (22 reads)

Ciidamada illaahay dartiis u raran ee guryahoodii iyo reerahoodii uga haajirey iney Tigree iyo waxii la halmaala ayaa maanta gacan kulul ku qabtey Dabadhoonkii kusugnaa magaalada Jilib kadib markii dadweynaha deegaankaasi muddo kacodsadeen in maxaakiimtu ka badbaadiyaan Mooryaanta. Digniino badan ciidamada Maxaakiimta garabkooda jubbooyinka ayaa hadhkoo cad(Xalaal Iftiin Baa La qashaa!) ku qaadey weerar dhawr gees ahaa isla markaana Afarta dhinac ALLAAHU AKBAR kaga dhawaaqey xeryihii Mooryaanta dhibka umadda ku dharga kuna raaxeysta.

Read More... | 1369 bytes more | Comments?
Wararka Caalamka : Raxan dayuurado laga leeyahay dalalka Kenya iyo K/Afrika, lana garan la’yahay ayaa argagax galiyey dadka Garissa, waxayna si joogto u sameeynaya duulimaadyo laga shakiyey, iyo rag gaari yar ku joogey oo caawo Garissa lagu toogtey.
Posted by Webmaster on 2008/5/12 21:46:18 (120 reads)

Kismaayonews.com:(Axad). Ku dhawaad 9 dayuuradood oo ah nooca qumaatida u kaca,qaar ka mid ah leeyihiin ciidamda cirka Kenya , halka labbo kalena lagu arkay calanka wadanka K/Afrika, iyo wadamo kale oo aan wali la xaqiijin, ayaa argagax weyn ku abuuray shacabka reer Garissa, kadib duulimaadyo aan kala go’ laheyn, iyo wax u muuqdey howlagalo culus in eye fulinayaan ayaa galaa baxaya maalmihi ugu dambeeysey garoonka dayuuradaha magaladaasi, waxaa kale oo jirra labbo nin oo caawo magaalada bartankeeda lagu toogtey.

Read More... | 4049 bytes more | Comments?
Wararka Dalka : Aqoonyahanka iyo Ardayda Beesha Absame ee Malaysia oo cambaaraynaya falka maamulka Puntland uu dadka ugu dhiibayo Itoobiya
Posted by Webmaster on 2008/5/5 13:18:10 (21 reads)

Bismilaahi raxmaani raxiim

Annagoo ah waxgaradka, aqoonyahanka iyo ardayda beesha Absame ee ku nool Malaysia waxaan cambarayn kulul usoo jeedinaynaa ficilka xun ee ay ku talaabsadeen maamulka Puntland ee dadka kasoo jeeda degaanka Ogaadeenya loogu gacan galinayo Itoobiya.

Read More... | 2373 bytes more | Comments?
Wararka Ogaden : Jaaliyada Ogadeniya ee Koonfur Afrika oo cambaareysay Maamulka Puntland
Posted by Webmaster on 2008/5/3 17:00:00 (55 reads)

22 kii April 2008 ayay maamulka Puntland qabteen labo nin ka tirsan dadka Ogaadeenya,waxayna isla markiiba ugacan galiyeen Ciidamada Tigreega,waxaa kale oo ay isla bishaas April dhexdeeda Maamulka Puntland ku suneeyeen xabsiga dhexdiisa Cabdullaahi Cali Maxamed oo isaga iyo islaantiisaba ay booliska Puntland dhaawac u gaysteen iyagoo aan waxba galabsanin.

Read More... | 2805 bytes more | Comments?
Wararka Kismaayo : Dekadda Magaalada Kismaayo oo Maanta Madaafiic lagu garaacay iyo howlihii dekadda oo maanta hakad galay
Posted by Webmaster on 2008/5/2 22:12:27 (74 reads)

Madaafiicdaan saakay lagu garaacayay dekada Magalada Kismaayo ayaa waxa ay socotay saakay i waabarigii saqdii dhaxe ee xalay waxaana madaafiicdaan ay aheyd mid lagu Joojinayay howlaha dekada Magaalada Kismaayo.

Read More... | 1510 bytes more | Comments?
Wararka Dalka : Ugu Yaraan 7 Nin oo La Sheegay in ay ka mid yihiin Ururka ONLF oo Gaalkacyo lagu Qab-Qabtay
Posted by Webmaster on 2008/5/1 22:46:50 (68 reads)

Beerdhiga 01.05.2008 23:13

Xubno la sheegay in ay ka tirsanyihiin Jabhadda ONLF ayaa galabta laga qabtay Magaalada Gaalkacyo isla markaana loo gacan galiyay Dowlada Itoobiya iyada oo Todobaad ka horna sidan oo kale 2 xubin oo isla jabhadaasi uu maamulka Puntland u gacan galiyay gumeysiga Itoobiya.

Read More... | 2556 bytes more | Comments?
Wararka Ogaden : Warbixin kusaabsan halganka Ogaadeenya: Maxaa saldhig u ah guulaha ONLF?
Posted by Webmaster on 2008/7/1 0:20:07 (1 reads)

Waxaa marag ma doonto ah in Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya ay guulo wax ku ool ah oo la taaban karo ka soo hoyisay taliska wayaanaha ee ku amarku taagleeya addis ababa ilaa intii ay bilaabeen halganka hubaysan ee ay kaga soo horjeedaan joogitaan maleeshiyo qabiileedka Zenawi maqale ka soo uruuriyey ay joogaan dhulka ogaadeenya.

Read More... | 12765 bytes more | Comments?
Wararka Ogaden : Sheikh Ibrahim Abdalla Mah - Death Of Ogaden Somali Hero
Posted by Webmaster on 2008/6/23 20:22:45 (118 reads)

Early in the Morning on 22 June 2008 Sheikh Ibrahim Abdalla Mah died in Abu Dhabi.
Sh. Ibrahim Abdalla was born in Qalaafo (Kelafo) Ogaden in 1941. He finished his primary education in the Ogaden and went for further studies to Saudi Arabia in 1958 where he did his secondary education and University. He graduated From Imam Mohamed Bin-Sacud University in Mecca in 1970.

Read More... | 8677 bytes more | 1 comment
Wararka Dalka : Faah Faahin:- Fatwo ka soo Baxday Sheekh Dr. Cumar Iimaan
Posted by Webmaster on 2008/6/15 0:58:48 (17 reads)

Shabakadda Beerdhiga waxa ay idiin soo gudbinaysaa Fatwo Cod ah oo ay qaar ka mid ah Culimada Mujaahidiinta Soomaaliyeed xalay ka duubeen Sheekh Dr. Cumar Iimaan taas oo ka hadlaysa 3 arimood oo kala ah:-

Read More... | 32991 bytes more | Comments?
Wararka Ogaden : Kulan baarlamaanka Afrika ku lahaa /KAfrika oo buuq iyo sawaxan uu ka kacay kadib markii saraakiil ONLF eey shirka ka qeeybiyeen qoraalo muujinayana gaboodfalada eey xabashidu ku heeyso shacabka Ogadenya iyo Soomaalida guud ahaan.
Posted by Webmaster on 2008/5/18 13:30:00 (109 reads)

Kismaayonews.com:(Jimce).wax lagu waday in uu noqdo xaflad lagu xusayo kun guurada xadaarada iyo ilbaxnimada ethiopia oo ka dhici lahayd guriga baarlamaanka Afrika ee Johannesburg, ayaa isu rogey jawi murugo leh, muran xoog lehna uu ka dhashay markii saraakiil dublamaasiyiin ah oo ka tirsan jabhada xoreyta Ogdenya oo goobta ka qeybiyey qoraalo si xeeldheer loosoo diyaariyey, oo sawiro argagax leh wata, kana hadlaya gabood falka eey xabashidu ku heyso shacabka Soomaaliyeed, qoraalkaasi oo ergadii baarlamaanada wadamada Afrika si weyn oga caraysiisey, xabashiduna u sheegeen in xukuumad dhiig faraha kula jirta aanan lala dabaal degi karin.____ Maxamuud Dirir iyo xaaskii Cabdimajiid oo wajigabax kala hoydey kulanka.

Read More... | 15330 bytes more | Comments?
Wararka Jubooyinka : Qoysas kasoo barakacay gobolada Puntland oo soo si isdaba joog ah usoo gaaraya gobolada Jubooyinka
Posted by Webmaster on 2008/5/12 21:47:54 (248 reads)

Kismaayonews.com:(Axad).Kadib howlgaladii isdaba jooga ahaa ee ciidamad maamulka Puntland eey xabashida ugu dhiibeen dadka kasoo jeeda gobolka Ogadenya, taas oo eeyu ka dhalatay carro weyn, kadib jabhada ONLF eey ku baaqday in dadkaasi eey usoo guuraan gobolada Jubooyinka oo aan lagu dhiibi doonin, ayaa wararka naga soo gaaraya magaalooyin ka tirsan gobolada Jubooyinka waxa eey sheegayaan in si isdaba joog ah eey dad Puntland kasoo barakacay eey usoo gaarayaan deegaano ka tirsan Labdda Jubba.

Read More... | 3427 bytes more | 2 comments
Wararka Dalka : Somalia forces 'out of control'
Posted by Webmaster on 2008/5/7 1:42:24 (98 reads)

Somalia forces 'out of control'

Read More... | 4611 bytes more | Comments?
Wararka Dalka : Isbahysiga dib u xureynta Somalia oo sheegay in ay ka fiirsanayaan ka qeyb galka shirka Jabuuti ka furmaya
Posted by Webmaster on 2008/5/3 17:32:46 (72 reads)

Isbahaysiga dib u xureynta Somalia ayaa waxa uu sheegay in ay ka fiirsanayaan wadad hadalka ka furmaya bartamaha bishaan dalka Jabuuti iyadoo shirkaasi qaban qaabada ay ka socoto dalka jabuuti.

Read More... | 1098 bytes more | Comments?
Wararka Dalka : Masaajidda Deegaanada Puntland oo Salaadii Jimcaha si kulul loogu canbaareeyay falkii uu Maamulka P/Land ku dhiibay Rag Soomaaliyeed
Posted by Webmaster on 2008/5/2 22:19:33 (72 reads)

Masaajidda magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo ayaa maanta Khudbadihii Jimcaha ee laga jeediyay waxa si kulul looga hadlay falalkii ugu dambeeyay ee uu Maamulka Puntland ugu gacan galiyay Gumeysiga Itoobiya rag Soomaaliyeed oo la sheegay in ay ka tirsan yihiin Ururka ONLF.

Read More... | 2678 bytes more | Comments?
Wararka Dalka : Ragga P/land dhiibtay maxaa ka dhalan doona? W.Q. Axmed C/samad
Posted by Webmaster on 2008/5/1 22:56:54 (96 reads)
Read More... | 10383 bytes more | Comments?
Wararka Dalka : Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in duqeyntii ay Diyaaradaha Mareykanka ka geysteen Dhuusa-mareeb ay sii kordhin doonto Awooodda Muslimiinta
Posted by Webmaster on 2008/5/1 22:43:10 (8 reads)

Khamiis, May 01, 2008(HOL): Afhayeenka Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley oo ka hadlay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanka ka geysteen Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud waxaa uu sheegay in duqeyntaas ay ahayd mid gardarro ah oo ay Ciidamada Mareykanka ka dambeeyeen.

Read More... | 2553 bytes more | Comments?
(1) 2 3 4 ... 18 »
On KCIP TV
Maqaalo

The web site is designed by Heegan Solutions